Hargeisa —
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Jimcihii shalay sheegay in sannadka soo socda ee 2023-ka uu Somaliland u noqon doono sannad doorasho.
Hadalkaan ayuu ka jeediyay furitaanka ciyaaraha horyaalka kubadda cagta. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Khadar Maxamed Cakulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Muuse Biixi oo sheegay in 2023 ay dhaceyso doorshad Somaliland.mp3