Waxaa habeenimadii xalay ahayd lagu maamuusay caasimada dawlad deegaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga sanad guurada 50-aad ee kasoo wareegtaya markii la qoray farta Soomaaliga sannadkii 1972-dii.
Warbixiinta ku saabsaan xuska qoritaanka Farta Soomaaliga waxaa soo diray Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Sanad-guuradii 50-aad ee qorista Farta Soomaaliga oo laga xusay Jigjiga