QM oo warbixin kasoo saartay cunto-yarida daran ee ka jirta Soomaaliya

Somali women and children who left rural areas due to drought receive nutritional assistance at a camp for the internally displaced, on the outskirts of Baidoa, Somalia, Oct. 12, 2022.

Warbixin ay Qaramada Midoobay kasoo saartay cunto-yarida ba'an ee Soomaaliya oo soo baxday Talaadadii shalay ayaa lagu sheegay in macluusha Soomaaliya si dirqi ah looga hortagay, taasoo ay ugu wacan tahay jawaabta hay'adaha bani'aadamnimada iyo bulshada maxalliga ah ay ka bixiyeen dhibaatooyinka abaarta.

Lisa Schlein ayaa warbixintan VOA uga soo dirtay Geneva.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Qaramada Midoobay.mp3