Deegaannada Puntland waxaa aad u kordhaya tirada dadka beeralayda ah ee soo saara dalagyada noocyada qudaarta, timirta iyo kuwa kale, balse, waxaa aad u yar ardayda barata cilmiga beeraha kuwaasi oo beeraleyda ka caawin lahaa tayada waxsoo saarkooda.
Haseyeeshee, waxaa jira tiro aad u yar oo dhameystay heerka Jaamacadda Koowaad ee beeraha, kuwaasi oo talooyin wax ku ool ah siiya beeralayda.
Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan magaalada Boosaaso inooga soo dirtay.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan ka dhageyso warbixinta oo dhameystiran
Beeraleyda Puntland