Bandhigga VOA: Sababaha keenay muranka hareeyey Koobka Adduunka

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababaha keenay muranka dhinaca warbaahinta ah ee hareeyey Koobka Adduunka ee ka socda dalka Qatar.

Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Adan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Sababaha keenay muranka hareeyey Koobka Adduunka