Jid isku xiri doona Boorama iyo Baki oo la dhagax dhigay

Boorama

Xukuumadda Somaliland oo taageero ka helaysa ururka IGAD ee horumarinta waddamada Geeska Afrika, iyo hay’ado kale oo caalami ah ayaa dhagax-dhig u sameeyey mashruuc jid laami ah oo xiriirin doona magaalooyinka Boorama iyo Baki ee gobolka Awdal.

Weriyahayaga Boorama Haashim Sheekh Cumar Good ayaa mashruucan ka waraystay Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamed Caalim. Waxaana ugu horrayn uu weydiiyey cidda wadda dhaqaalaha lagu dhisayo waddada?

Your browser doesn’t support HTML5

Jid isku xiri doona Boorama iyo Baki oo la dhagax dhigay