Shirka Heritage oo lagu soo bandhigay cilmi-baadhis kala duwan oo laga sameeyey isbedelka cimilada iyo abaaraha

Heritage

Kulanka madasha aragi wadaaga Soomaalida ee ka socda dalka Djibouti ayaa sannadkan waxaa lagu soo casumay, cilmi-baadhayaal Soomaali ah oo muddo ku hawlanaa arrimaha isbedelka cimilada, abaaraha iyo sida ay Soomaalida u sameeyeen.

Xogaha ku jiray cilmi-baadhistan ayaa si weyn loogu faaqiday kulankii shalay, haddaba weriyaha VOA Sagal Siciid Faarax ayaa warbixin arrimahaas ku saabsan ka soo dirtay Djibouti.

Your browser doesn’t support HTML5

Xogaha cilmi-baadhista ee shirka Djibouti