Warbixin ku saabsan shirkii Heritage ee maanta

Heritage

Dooddaha maanta ka socday madasha aragti-wadaagga ee machadka Heritage ee qeybta ka ah shirka lixaad ee sannad-laha ah ee magaalada Djibouti ka socda waxa ugu muhiimsanaa fikir-is-weydaarsi la xidhiidha mowduuca isku xidhaya xasilloonida iyo horumarka.

Weriyahayaga Ramadaan Muuse ayaa warbixintan nooga soo diray munaaqashooyinkii maanta dhacay.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan shirkii Heritage ee maanta