Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay dalka Djibouti shirka madasha aragti wadaaga Soomaalida ee uu sannad walba soo qaban-qaabiyo machadka Heritage. Masuuliyiin kala duwan iyo weliba aqoon yahan isaga kala yimi gobolka Geeska Afrika iyo qurbaha ayaa ka qayb galay, kuwaas oo sannadkan ka doodaya isbedelka cimilada iyo colaadaha ka jira gobolka Geeska Afrika.
Weriyaha VOA Ramadan Muuse ayaa warbixintan ku eegaya furitaanka shirka.
Your browser doesn’t support HTML5
Furitaanka Shirka Heritage ee Djibouti