Waxaa dalka Djibouti ka furmay shirkii madasha aragti wadaaga Soomaalida ee uu soo qaban-qaabiyo machadka Heritage, shirka sannadkan waxaa looga hadlayaa oo lagu lafu guri doonaa maalmaha uu socdo baaritaano laga sameeyey abaaraha ku soo noqnoqday Soomaaliya
Haddaba ka hor intii aanu shirku furmin ayaa weriyaha VOA ee dalka Djibouti Sagal Siciid Faarax waxay waraysi la yeelatay Gudoomiyaha Heritage Afyare Cabdi Cilmi, isaga oo faahfaahin ka bixiyey guud ahaan shirka, dhinacyada ka qaybgelaya iyo waxyaabaha lagaga hadlayo sannadkan.
Your browser doesn’t support HTML5
Waraysi: Afyare Cabdi Cilmi