Tirakoobka dadka qaba xanuunka HIV/AIDS oo lasoo bandhigay

Hiv - Aids

Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayo maalinta AIDS-ka Aduunka oo ku beegan 1 December, waxaana looga hadlay heerka uu cudurku waqtigan gaarsiisan yahay iyo dhibaatada ay qabaan dadka la nool xanuunkasi.

Gabagabadii munaasabada ayuu weriyaheena Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste waxa uu xaaladda cudurka ka wareystay Gudoomiyaha guddiga la dagaallanka HIV- AIDS ee Soomaaliya Axmed Maxamed Jimcaale, wuxuuna ugu horeyn weydiiyey hal ku dhiga sanadkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Tirada Soomaali qaba xanuunka HIV:AIDS.mp3