Bandhigga VOA: Maxaa u fududeeyey Al-Shabaab inay weerar ka fuliso meel u dhow Villa Somalia?

Shabaab

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saaban yahay weerarada Al-Shabaab ay ka gaysanayaan Muqdisho oo xoogeystay xilli ay dowladda gobollo ka mid ah dalka ka waddo Al-Shabaab, waxaana ugu dambeeyey weerarkii ay ka fulisay Hotel Villa Rays oo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Maxaa u fududeeyey Al-Shabaab inay weerar ka fuliso meel u dhow Villa Somalia?