Guddoomiyeyaasha Hiiraan iyo Sh/Dhexe 'oo xoojinaya' dagaalka Al-Shabaab

Hiiraan Shabeellaha Dhexe

Mas’uuliyiinta goballada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa ku kulmay degaan ka mid ah kuwii ugu dambeeyey ee ay ciidamadu ka qabsadeen Al-Shabaab.

Gudodmiyayaasha labada gobol ayaa sheegay inay weli harsan yihiin degaano ay tahay inay ciidamadu ka qabsadaan Al-Shabaab.

Warbxintan waxaa Baledweyne kasoo diray wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyeyaasha Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo xoojinaya dagaalka Al-Shabaab