Maanta oo ay ku beegan tahay 1-da December waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta la-dagaalanka cudurka HIV/AIDS, oo ah maalin lagu xusuusto dadka dhibaatada uu ku hayo cudurkan, iyo sidoo kale in la isku dhiirrigeliyo la-dagaalankiisa.
Somaliland oo laga xusay munaasabaddan caalamiga ah ayaa ugu baaqday dadweynaha inaysan takoorin dadka la nool cudurka HIV/AIDS-ka.
Haddaba weriyahayaga Khadar Maxamed Cakule ayaa xuskan iyo farriinta dawladda ka wareystay agaasimaha Gudigga Xakamaynta AIDS Somaliland Ismaciil Muxmed Aaye.
Your browser doesn’t support HTML5
Somaliland oo ku baaqday inaan la takoorin dadka qaba HIV/AIDS