Wareysi: Ciidamada dowladda oo Al-Shabaab ka qabsaday deegaan muhiim ah

Ciidamada dowladda iyo malayshiyaadka deegaanka ayaa la wareegay deegaanka Ceel-Dheere Buraale oo u dhaxeeya degmooyinka Aadan Yabaal iyo Mahadaay ee gobalka Shabellaha dhexe.

Guddoomiyha Maxaas Muumin Maxamed Xalane oo qeyb ka ah howlgalka ayaa VOA uga warramay sida uu weerarka u dhacay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Guddoomiyaha Degmada Maxaas