Dagaal ka dhacay saldhigga Daynuunay oo ay weerareen Al-Shabaab

Al-Shabab Al-Shabaab

Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in saaka dagaal uu ka dhacay saldhigga Daynuunay ee ciidamada dawlada Soomaaliya oo 18 km ka baxsan magaalada Bayadhaba.

Dagaalkan ayaa dhacay kadib markii ay soo weerareen maleeshiyada urur Al-Shabaab.

Warbxintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal ka dhacay saldhigga Daynuunay oo ay weerareen Al-Shabaab