Madaxweyne Xasan oo sheegay inay kordhiyeen miisaaniyadda waxbarashada

Xasan Sheekh

Maanta waxaa Soomaaliya laga xusayaa Maalinta Macallinka Soomaaliya, xilli hay’adaha waxbarashada waddanka ka jira ay saameeyeen colaadaha.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay munaasabad lagu maamusayey maalinta macallinka oo lagu qabtay Muqdishu ayaa sheegay inay dawladdu kordhsiay miisaaniyadda sannadkan soo socda si loo kordhiyo macalimiinta la tababarayo.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Xasan oo sheegay inay kordhiyeen miisaaniyadda waxbarashada