Guddiga doorashada Somaliland oo loo gudbiyey liiska ururada siyaasadda

Mucaaradka Somaliland

Guddiga diiwaangalinta ururada siyaasadda iyo ansixinta axsaabta Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu gudbiyey gudiga doorashooyinka liiska ururada siyaasada ee u gudbay tartanka doorashada kuwaasi oo dhan 10 urur iyo saddexda xisbi ee hadda jira.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddiga doorashada Somaliland oo loo gudbiyey liiska ururada siyaasadda