Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tagay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan si uu u dhiirigeliyo dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab.
Madaxweynaha ayaa ballanqaaday in degmadaasi Maxaas ay noqon doonto meelaha ugu horreeya ee mashaariicda hormarinta laga hergaliyo si buu yiri loogu abaal mariyo doowrka ay ka qaadatay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa Baledweyne ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan safarka madaxweyne Xassan ee Maxaas