Maxaa iska beddelay xaaladda abaarta Soomaaliya?

Inkastoo Roobab aan badnayn ay hooreen, haddana weli dhulka Miyiga ah ee meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah waxaa ka jira abaar si darran u saameysey dad iyo duunyaba.

Gobolada ugu daran qaarkood iyo sida ay u saameysay waxaa warbixintan ku eegaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa iska beddelay xaaladda abaarta Soomaaliya?