Ururada siyaasadda ee Somaliland oo ku baaqay xasillooni

Madaxda Xisbiyada Somaliland

Madaxda Xisbiyada Somaliland

Ururada siyaasadda ee Somaliland ayaa ugu baaqay in la ilaaliyo xasilloonida kadib markii xibsiyada mucaaradku ay sheegeen inaysan aqoonsanayn sharcinnimada madaxweynennimada Muuse Biixi Cabdi.

Ururada ayaa sheegay inay qabaan in doorashada ugu horraysa ee Somaliland ka dhacaysaa ay tahay tan ururada.

Sagal Mustafe Xasan ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Ururada siyaasadda ee Somaliland oo ku baaqay xasillooni