Wabiga Jubba ayaa fatahaad ka geystay dhul-beereed ku dhow nawaaxiga degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose iyadoona fatahaadda wabiga uu khasaare badan u geestay dhul-beereed aad u badan sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo mas'uuliyiinta Wasaarada Beeraha Jubbaland.
Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo ka soo diray Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5
Wabiga Jubba oo ku fatahay dhul beereed gobolka Jubbada Hoose