Mucaaradka Somaliland oo ku celiyay diidmadooda muddo kordhinta madaxtooyada

Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha xisbiga mucaridka ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa hadal uu jeediyay ku sheegay in 13-ka November oo ku beegan Axadda soo socota wixii kadanbeeya aanu xisbigoodu Muuse Biixi u aqoonsan doonin madaxwaynaha Somaliland.

Waxa uu sheegay inuu la mid noqon doono guddoomiyahaasha axsaabta kale.

Sagal Mustafe ayaa warbixintan Hargeysa kasoo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Mucaaradka Somaliland.mp3