Magaalada Baydhaba ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka furmay shirka madasha arrimaha cadaaladda iyo dastuurka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka.
Madaxda dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa dhowaan ku heshiiyey in la dhammaystiro guddiyada dib u eegi lahaa dastuurka oo dhammaystirkiisu muddo jiitamayey.
Warbixintan waxaa Baydhaba kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Shir ku saabsan dastuurka oo ka furmay Baydhaba