ILEYSKA VOA: Maxay dalalka Afrika ka baran karaan doorashada Mareykanka?

Primary election and abortion referendum in Kansas

Primary election and abortion referendum in Kansas

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka ee berri dhaceysa iyo wax ay dalalka Afrika oo Soomaaliya ay ku jirto ay ka baran karaan.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA: Maxay dalalka Afrika ka baran karaan doorashada Mareykanka?