Somaliland ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid Puntland xilli ay jirto xiisad maalmahan ka dhex oogneyd labada dhinac oo ku aadan ciidamo la sheegay in ay ka tirsan yihiin Somaliland oo tagay deegaanka Boocame ee gobolka Sool, halkaas oo ay ciidamada Puntland horey ugu sugnaayeen.
Wariyaha VOAda Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan ka dhageyso warbixinta oo dhameystiran