Somaliland ayaa sheegtay in markii ugu horreysay ay iskaashi dhinaca nabad-galyada ah wada yeesheen ciidamada booliiska ee dalalka Jabuuti iyo Ethiopia iyo kuwa Somaliland. Arrintan ayay falanqeeyayasha amnigu ku tilmaameen mid lagaga hortagayo qalaalasaha amni ee ka jira Geeska Afrika.
Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Wadashaqeyn ay yeelanayaan booliiska Somaliland, Jabuuti iyo Itoobiya