Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen oo booqday deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo dhawaan ciidamada dowladda ay ka saareen kooxda Al-Shabaab ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dadka deegaanka kula dhaqmayeen si ka baxsan dhaqanka suuban ee Islaamka.
Warbixinta waxa Baledweyne ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Guudlaawe oo tagay Masaajid Cali Gaduud