RW Xamse: 'waan u aargudaynaa, dadkii lagu laayey weeraradii argagixiso'

Somali Prime Minister visiting Hospitals

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa xalay sheegay in dawladdu ay u aargudi doonto dadkii lagu laayey weeraradi argagixiso ee Sabtidi lagu qaaday magaalada Muqdisho. Weerarkaasi ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 100 qof.

Dhanka kale Dowladda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah shirkadaha ganacsiga ee gaarka loo leeyahay ayaa ku yaboohay boqollaal kun oo dollar oo lagu taageerayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadaasi ka dhacay agagaarka isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray, Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta hadalka ra'iisal wasaaraha