Muqdisho: Faahfaahinta Laba Qarax oo Khasaare Gaystay

Muqdisho

Weerar loo adeegsaday laba gaari oo walxaha qarxa laga buuxiyay ayaa lagu beegsaday wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, oo xarunteedu ay ku taallo inta u dhaxeysa isgoysyada Soobe iyo Banaadir.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in qaraxyadu ay ahaayeen laba qarax oo ay u dhaxaysay daqiiqado.

Waxaa la soo sheegayaa dhimasho iyo dhaawac, wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa toos uga warbixinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wariyaha VOA oo faahfaahinaya qaraxii maanta