14-ka urur siyaasadeed ee Somaliland ayaa maanta isu soo baxyo ay qabteen taageerayaashooda ku soo bandhigay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, iyadoo hawshan la soo gabo gabeyn doono 31-ka bishan oo ay ka dhici doonto gobolka Sool.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Ururrada Somaliland oo taageerayaashooda soo bandhigay