Sarkaal ka tirsan ciidanka dab-damiska ee Somaliland oo ku geriyooday biyo-xidheenka Gebilay

Dhaamka Gebilay

Gebilay - Wararka ka imanaya magaalada Gebilay ee ku taalla Somaliland ayaa sheegaya in taliyihii ciidanka dab-damiska ee magaalada Gebilay Caydaruus Cumar Ibraahin inuu ku geeriyooday, ka dib markii uu liqay dhaamka weyn ee magaalada Gebilay.

Haddaba weriyaha VOA ee magaalada Hargeisa, Khadar Maxamed Cakulle ayaa dhacdadan ka waraystay hoggaanka ciidanka dab-damiska Cabdifataax Maxamed Sulux.

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysi: Hoggaanka ciidanka Dab-damiska ee Somaliland