Dalka Jabuti waxaa shalay ka furmay shirweyne caalami ah oo lagaga hadlayo isbeddelka cimilada. Shirkan oo socon doona saddex maalmood ah, ayaa ayay ka qaybgelayaan madax kala duwan oo ay ka mid yihiin, madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo isagu shirkan marti-geliyey, madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madax kale.
Haddaba warbixin amuurtan ku saabsan waxaa dalka Djibouti ka soo diray weriyaha VOA Ramadan Muuse.
Your browser doesn’t support HTML5
Shirka isbedelka cimilada ee ka furmay Djibouti