Masuuliyiinta dhinaca amniga ee dowlad-goboleedka Jubaland ayaa VOA-da uga warramay inta uu le'egyahay khasaaraha ka dhashay weerarkii ay shalay Al Shabab ku qaadday hoteelka Tawakal ee magaalada Kismayo.
Wariyaha VOA-da ee Kismayo, Aden Maxamed Salad ayaa weerarkani ka wareystay wasiirka amniga ee Jubaland, Yusuf Xuseen Cusman Dhuumaal.
Your browser doesn’t support HTML5
Masuuliyiinta Jubaland oo faahfaahiyey khasaaraha weerarkii Kismayo