Khuburada caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegay in noocyada kala duwan ee cudurka Kansarka uu kusii faafayo Soomaaliyaa, waxaynta sababta ku sheegeen qalbka caafimaad iyo dawadiisa oo dalka ku yar.
Si aan macluumaad badan uga ogaanno waxaa toddobadkan barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha marti ku ah Dr. Xuseen Abshir Xasan. Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.