Xassan Sheikh oo Xarigga ka jaray dekedda Garacad

  • Nuux Birjeeb

Waxaa maanta xariga laga jaray dekedda Garacad ee maamulka Putland. Dekeddan oo ay maalgashadeen ganacsato Soomaali ah ayaa waxaa si wadajir ah xariga uga jaray Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni.

Warbixintan waxaa Garacad ka soo diray Nuux Muue Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Dekedda Garacad oo xariga laga jaray