Warbixin: Halista caafimaad ee dhaq-dhaqaaq la'aanta jireed

Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ka digaya in dhaqdhaqaaq la'aanta jireed ay horseedi karto horumarinta iyo sare u kaca cudurrada aan la isqaadsiin karin ee daciifka ah iyo malaayiin dhimasho ah.

Lisa Schlein ayaa warbixintan VOA-da uga soo dirtay Geneva, waxaana soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Halista caafimaad ee dhaq-dhaqaaq la'aanta jireed