Bandhigga VOA: Maxay ka dhigan tahay guushii xulka 17 jirada Soomaaliya?

Xulka Soomaaliya

Barnaamijka Bandhigga VOA ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay guushii Soomaalia ay ka gaartey Ciyaarihii Bariga iyo Bartamaha Africa iyo waxa ay Soomaaliya uga dhigan tahay.

Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Maxay ka dhigan tahay guushii xulka 17 jirada Soomaaliya?