Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Somaliland Aaden Cabdullahi Sheekh Muuse ayaa sheegay in dalagyaddii dabayaaqaddii gu’ga la beeray ay rajo ka muuqato.
Hadalka agaasimaha ayaa imanaya iyadoo gobolka Geeska Africa ay ku dhufatay abaartii ugu xumeyd muddo 40 sanadood ah, cabsina laga qabo in abaartu isu bedesho macluul.
Agaasimaha ayaa u waramay wariyaha VOA ee Boorame Haashim Sheekh Cumar Goth. Haashim ayaa marka hore weydiiyay Aaden, wixii ay ku soo arkeen socdaal ay maalmahan ku marayeen gobolka.
Your browser doesn’t support HTML5
War wanaagsan oo kasoo yeeray Somaliland xilli ay abaaro ka jiraan Geeska