Ra'iisul Wasaare Xamsa oo casho sharaf loogu sameeyey Jigjiga

Xamza Xamsa

Xamza Xamsa

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo shalay gaaray magaalada Jigjiga ayaa xalay halkaas loogu sameeyey casho sharaf.

Mas’uuliyiinta ismaamulka Soomaalida dalka Itoobiya iyo Ra’iisul wasaaraha ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada dhinac.

Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Ra'iisul Wasaare Xamsa oo casho sharaf loogu sameeyey Jigjiga