Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku tagey magaalada Jigjiga ee caasimada dawlada deegaanka Soomaalida.
Ra’iisul Wasaaraha iyo madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka wada hadli doona sidii la isaga kaashan lahaa arrimo dhowr oo muhiim ah oo ay ugu horreyso la-dagaalanka Al-Shabaab.
Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyey safarka ra'iisul wasaare Xamsa ee Jigjiga