Dadaallo dib loogu celinayo beeraleyda soo barakacay ee ku sugan Kismaayo

Kismaayo

Iyadoo abaaro baahsan ay ku dhufteen deegaanada maamulka Jubbaland, islamarkaana ay saameyn ballaaran ku yeesheen beeraleeyda iyo xoolo dhaqatada ayaa waxaa magaalada Kismaayo laga daahfuray mashruuc lagu dhiiri galinayo beeraleeyda abaaraha ay saameeyeen kuwasi oo kusoo barakacay duleedka Kismaayo.

Mashruucan ayaa waxaa looga dan leeyahay in beeraleyda dib loogu celiyo beerahooda si kaalin weyn oga qaataan wax soo saarka dalagyada beeraha.

Faah-faahinta warkan waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Dadaallo dib loogu celinayo beeraleyda soo barakacay ee ku sugan Kismaayo