Hey’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha gargaarka ayaa Jimcihii shalay ku sheegay warbixin ay sii daayeen in heerka nafaqa-darrida caruurta uu meel xun marayo Soomaaliya.
Warbixintan ayey hey’aduhu ku sheegeen in caruurta ay qoysaskoodu abaarta iyo colaaddu soo barakaciyeen ee bartamaha Soomaaliya ay aad u liitaan.
Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixin arrintan ku saabsan inoo soo koobaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Hay'adaha gargaarka oo deyrinaya nafaqada malaayiin caruur ah