Baydhabo - Illaa iyo hadda inta la ogyahay sideed qof oo rayid ah ayaa ku dhintay shan kalena wey ku dhaawacmeen, kadib markii shalay galab ay miino la qaraxday gaadhi bas ah oo ay la socdeen dad rayid ah, gaadhigaasi oo u kala safrayay Muqdisho iyo Afgooye.
War arintan ku saabsan waxa magaalada Baydhabo nooga soo diray wariyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Khasaaraha ka dhashay Bus ay miino la kacday