Wararkii ugu dambeeyey dagaallada gobolka Hiiraan

Ciidamada dowladda oo dagaal ku jira

Iska horimaadyo u dhexeeya ciidamada dawladda iyo kuwa degaanka oo isku dhinac ah iyo ururka Al-Shabaab ayaa mar kale maanta ka dhacay degaano ka mid ah gobolka Hiiraan.

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dishay 20 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabab, halka saddex askari ay ka dhinteen dawladda. Al-Shabaab ayaa iyadu dhinaceeda sheegatay inay khasaare culus u gaysatay ciidanka dawladda.

Warbixin ku saabsan wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka waxaa inoo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey dagaallada gobolka Hiiraan