Dhallinyarada deegaannada Galmudug ayaa sheeegay inay doonayaan inay qeyb ka noqdaan dagaalka lagaga soo horjeedo Al-Shabaab ee ka socda gobollada Galmudug.
Caruusa Macallin Maxamuud oo ah guddoomiyaha Dhallinyarada Galmudug ayaa arrimahaasi uga waramay weriyaha VOA ee Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhallinyarada Galmudug 'oo doonaya' inay ku biiraan dagaalka Al-Shabaab