Ileyska VOA: Muhiimadda akhrisku u leeyahay bulshada

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ayada oo dhowaan la xusay Maalinta Macallinka Adduunka ayaa aqoonyahano Soomaaliyeed oo isu tagay waxay akhriyeen 100 buug. Barnaamijka ayaa faah-faahinaya wixii uga soo baxay iyo muhiimadda akhriska.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Muhiimadda akhrisku u leeyahay bulshada