Maalinta xanuunka dhimirka oo laga xusay Boorama

Boorama

Dunida waxa maanta laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee xanuunka dhimirka, waxaana xuskani uu imanayaa xili meelo kala duwan oo dunida ah ay ka jiraan abaaro, colaado, sicir-barar iyo waliba xaalado kale oo saamayn ku leh nolosha bulshada.

Haddaba waa sidee xaaladda xanuunka dhimirka ee bulshada Soomaalida ah? Maxay yihiin noocyada inta badan la soo darsa ama ku dhaca?

Wariyahayaga Cabbdixakin Shirwac ayaa arintan ka waraystay Dr. Cabdiraxmaan Xaaji Cali Guurguurte oo ah dhakhtar xanuunada dhimirka ah oo ka hawlagala magaalada Boorama.

Your browser doesn’t support HTML5

Maalinta xanuunka dhimirka oo laga xusay Boorama