Wareysi: Xogta dagaal shalay ka dhacay duleedka Buulo-burde

Ciidamada dowladda oo dagaal ku jira

Dagaal socday ku dhawaad 10 saacadood ayaa Axaddii shalay meel u dhaw magaalada Buulo-burde ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Macaawisleyda oo dhinac ah iyo malleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabab.

Faah-faahinta dagaalkaasi ayaa wariyaha VOA-da Nuur Xassan Nuur uu xalay ka wareystay guddoomiyaha degmada Buulo-burde, Cismaan Geeddi Cilmi. Guddoomiye Cisman ayaa marka hore ka jawaabaya halka uu dagaalka ka dhacay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Xogta dagaal shalay ka dhacay duleedka Buulo-burde