Wicitaanka Dhageystaha: Ka faa’iideysiga kulluunka ku buuxa badda Soomaaliya

Aidarus Ahmed Hassan

Sidee dadka Soomaaliyeed uga faa'iideysan kartaan kulluunka ka buuxa badda Soomaaliya? Su'aashaa waxaa ka jawaabaya barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxaana marti ku ah Eng. Caydaruus Axmed Xasan oo ku takhasusay arrimaha badda iyo kalluumeysiga.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhagestaha.mp3